Shariif Sh. Axmed oo difaacay qab-qablayaasha, soona-jeediyay in lagu diro liiska xildhibaannada harsan.

Moqdisho, Aug 22 – Madaxwayne Shariif Sh. Axmed ayaa difaacay xubno ka tirsan qab-qab-layaashii hore ee Soomaaliya, kuna andacooday marba haddii aysan maxkamadi xukumin inaan dambiilayaal la’oran-karin.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com