Shir Maanta ka furmay Caasimadda Puntland ,isla markaana uu daah-furay Madaxweyne ku xigeenka Puntland ,isla markaana looga hadlayeey amniga Dalka ,kana qayb galeen Wasiirada maamul gobaleedyada iyo Dowladda Dhexe ayaa laga soo saaray Warmurtiyeed.
Warbixintan Waxaa Garoowe kaso diray Wariye Cabdixakiin Xuseen Xassan
COMMENTS