Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo manata shirjaaraaid kuq abtay Garoowe ayaa sheegay in Puntland diyaar u tahay ka qeyb galka dadka reer baladweyne ee fatahaada wabiga shabeelle uu sameeyay.
Camay ayaa dhinaca kale hambalyo u diray Xulkii magaca Soomaliya ku Ciyaarayay ee gaaray Finalka koobka CECAFA ee dalka burundi lagu qabtay Isagoo Arimahaas ka hadlay.
COMMENTS