Shacabka Gaalkacyo oo soo dhaweyeey Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Somaaliya (dhegayso/Sawiro)

Shacabka Gaalkacyo oo soo dhaweyeey Guddoomiyaha Cusub ee Barlamaanka Somaaliya (dhegayso/Sawiro)

Radio Daljir Gaalkcyo ayaa maanta Makarafoonka la dhex qaaday shacabka Magaaladda Gaalkcyo ,iyago Ra’iyagooda ka dhibtay guddoomiyaha Cusub ee shalay ay doorteen Mudanayasha Barlamaanka Somaaliya Maxamed sheekh Mursal Cabdiraxmaan.

Wariyaheena Gaalkcyo Hoddan Sulub diini ayaa makarafoonka Radio daljir la dhex qaaday shacabka Galakcyo ,sido kale shacabku waxay ka hadleen dhibaatada katagan Baladweyne.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com