Magaalada Garoowe waxaa ka socda dhismaha lix waddo oo laami ah kuwaas oo ay dhisayso shirkadd turkish ah waxaana ay qayb-ka yihiin waxqabadka duqa cusub ee Magaalada Garoowe .
Haddaba shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf oo kamid ah Guddoomiyaha Guddiga horrumarinta caasimada Puntland,ayaa ka warbixiyay halka haatan ay wax marayaan ,waxaana ugu fariin u diray shacabka Puntland .
Wariyaheenna Ahmed Sheekeeye ayuu u warramay .
COMMENTS