Madaxwaynaha Jubaland oo ka hadlay Cabdikariin Qalbi-dhagax (Sawiro)

Madaxwaynaha Jubaland oo ka hadlay Cabdikariin Qalbi-dhagax (Sawiro)

Madaxwaynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Madoobe) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose.

Madaxwaynaha Jubaland ayaa u sheegay warbaahinta magaalada Kismaayo inay guul kusoo dhamaadeen ujeedooyinkii safar ee uu ku tagay Itoobiya.

Waxaa uu sheegay inuu isku soo dhowaynayo ONLF iyo dowladda Itoobiya oo wada hadalo usocda, isagoo xusay inay meel wanaagsan ay wax u marayaan.

Dhanka kalle xabsigii uu ku booqday Cabdikariin Qalbi-dhagax ayaa waxaa uu sheegay inuu guul kusoo dhamaaday dadaal uu ku doonayo inuu xoriyaddiisii dib u helo, meel wanaagsan ay u marayso qosraha siidayntiisa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com