Duqa Degmadda Boosaaso oo Daljir uga Waramay Bilicda Boosaso iyo Dhismayaasha (dhegayso)

Duqa Degmadda Boosaaso oo Daljir uga Waramay Bilicda Boosaso iyo Dhismayaasha (dhegayso)

Duqa Degmadda Boosaaso ee Gobalka Bari Cabdisalaan Bashiir C/salaan oo Waraysi Gaar ah siyay Radio Daljir ayaa ka hadlay halkay marayso burburinta goobaha sharci dardda ah ama ay galeen wadooyinka iyo Bilic soo ceelinta Magaalo ganacsiga Bosaaso.

Duqa Boosaaso Cabdisalaan ayaa sheegay in shaqadda Bilic soo ceelinta Boosaaso meel wanaagsan marayso ,shacabkana sido kale waddashaqayn wanaagsan leeyihin.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com