Ciidamadda Dowladda Federaalka Somaaliya ee qeybta 21 -aad gaar ahaan Ciidamadda Nabadsugidda ayaa maanta ka sameyaay Bur burinta goobo ay ku shegeen sharci darro ,iyago burburiyeey Baraago laga qoday inta u dhaxaysa jaamacadda Galgaduud iyo Garoonka diyaaradaha magaaladdas.
Warbixintan Waxaa Cabudwaaq kaso dirtay Wariye Khadro Axmed Xuseen
COMMENTS