Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya, Raysal wasaaraha, wasiiro iyo xildhibaano ayaa ka qaybgalay munaasabad lagu caleema saraayay guddoomiyaha baarlamaanka Maxamed Mursa Sheekh Cabdiraxmaan.
Madaxwayne Farmaajo ayaa golayaasha dowladda ugu baaqay wada shaqayn iyo inay isu tanaasulaan danta shacabka xiliyada khilaafku yimaado.
Wariyaheena Muqdisho Cabdiraxmaan Waaberi ayaa warbixintan ka diyaariyay.
COMMENTS