Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Bixi Cabdi oo gaaray degaanka Saylici ee degaanada Somaliland ayaa si kulul uga hadlay isago Caraysan dagaalka markale dib uga qarxay degaanka degaanka Tukaraq ee gobalka Sool.
Dagaalkas ayaa u dhaxeeya Ciidamadda Somaliland iyo kuwa Puntland ,Muuse bixi ayaa sheegay in Weraar qaawan Ciidamadda Puntland ku qaaden sadex Fariisimo oo ciidamadda Somaliland kuleeyihi Agga dagaalka ,isago sheegay in la jabiyaay.
Hoos kadaawo
COMMENTS