Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID Faysal Cali Waraabe oo Shir jaraa’id ku qabtay magaaladda Hargeysa ayaa ka hadlay dagaalka Saaka ka qarxay degaanka Tukaraq ee gobalka sool una dhexeya Puntland iyo Somaliland.
Eng Faysal cali Waraabe ayaa sheegay in dagaalkan dabada ay ka riixayso dowladda Federaalka somaaliya ,isla markaana horey u ogaayeen waa sida uu hadalka u dhigay qorshaha dowladda Federaalka ah ay u maleegayso Somaliland.
COMMENTS
Qofkaan hadalkiisa lama soo xigto
Qiimana ma laha
Waa dhimir RADIO DALJIR