Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug: “Ma Aqoonsani Midowga Baarlamaanka Ahlu Suna ee Galmudug”

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug: “Ma Aqoonsani Midowga Baarlamaanka Ahlu Suna ee Galmudug”

Hadalkan ayaa guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir waxa uu ka sheegay magaalada Cadaado, kadib socdaal uu kaga soo laabtay Muqdisho.

Waxaa uu sheegay inuu aqoonsanayn baarlamaanka Ahlu Suna ee kusoo biiray Galmudug, kaliya uu guddoomiye u yahay baarlamaankii lasoo dhisay xiligii Galmudug la’ aasaasay.

Guddoomiyaha baarlamaanka ee Galmudug ayaa hadalkiisa waxaa uu imaanayaa xilli maamulka Galmudug iyo Ahlu Suna ay horay u iclaamiyeen in la mideeyey baarlamaanka labada dhinac, oo laga dhigay 178 xildhibaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 6 years ago

    ADAY KUU TAAL.
    BABIHEE.
    G/MUDUG WAY KACAA KUFAYSAA
    LKN ALCADDAALA

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com