Ciidamada dowladda faderaalka ee Soomaaliya iyo AMISOM ayaa si wadajir ah u qaaday howlgal ka dhan ah Al-shabaab oo saakay kadhacay deegaanka Qeydaba oo Buurhakaba u jirta 20km.
Wasiirka Warfaafinta ee Koonfur Galbed Xasan Cabdi Maxamed ayaa sheegay howlgalka in lagu dilay rag badan oo katirsanaa dagaalamayaasha Al-shabaab.
Al-shabaab wali kama hadlin howlgalkan.
COMMENTS
AMISOM WAXAY WADO WAA KAARTO BAX.
AMISOM+ALSHABAB+ISIS=ONE.
AMISOM MOVE.