Shirkii Amniga Qaranka ayaa ka furmay magaalada Baydhabo

Shirkii Amniga Qaranka ayaa ka furmay magaalada Baydhabo

Waxaa ka furmay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay shirkii ammaanka qaranka ee Soomaaliya, waxaana shirkan diiraddda lagu saarayaa sidi qorshe looga yeelan lahaa siyaasadda ammaanka qaranka.

Madaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, Raysal Wasaaraha iyo madaxwaynayaasha Puntland, Jubaland Koonfur Galbeed iyo Hirshabelle ayaa ka qaybgalaya shrikaan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com