Jaamac Cabdulaahi dheere oo kamid ah dhalinta Magaaladda Muqdisho ee samafalayasha ah ayaa u istaagay sidii shacabka somaliyeed uga codsan lahaa in la ciidsiyo Caruurta agoonta ah ee Kamaamka Barakacayaasha kunool.
Jaamac ayaa kawarbixiyaay tiradda Caruurta la ciidsinayo ee uga fadhiya inay cidsiyaan shacabka somaliyeed,isago sheegay in tiradda u bahan hadda in la ciidsiyo ay gaarayaan 45 Caruur ah.
Kala Xiriir Lambarada kala ah 0907790556 Ama 0615582361
COMMENTS