Dowladda Britain oo muwaadiniinteeda ku sugan Somaliland ugu baaqday inay kasoo baxaan

Dowladda Britain oo muwaadiniinteeda ku sugan Somaliland ugu baaqday inay kasoo baxaan

Xafiiska arimaha dibadda iyo barwaaqo sooranka Ingiriiska ayaa uga digay muwaadiniinta Britain inay u safraan dalalka Soomaaliya, Kenya, Itoobiya iyo Jabuuti.

Qoraal kasoo baxay ayaa lagu sheegay inay jiraan khataro ammaan oo ay wajahayaan dadka reer galbeedka kasoo jeeda.

Dadka ku sugan magaalooyinka Hargaysa iyo Berbera ee kasoo jeeda Britain ayaa iyaguna lagu amray inay kasoo baxaan halkaasi oo ay khatar ammaan ay kasoo wajihi karto.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com