Xildhibaan Katirsan Barlamaanka Puntland oo ugu baaqay Beelaha Gobalka Sool inay Midooban (dhegayso)

Xildhibaan Katirsan Barlamaanka Puntland oo ugu baaqay Beelaha Gobalka Sool inay Midooban (dhegayso)

Cali Jamaac Faarax oo kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka Dowladda Puntland ee kaso jeeda gobalka Sool ayaa ka hadlay xaaladda gobalka Sool iyo dagaalka lagula jiro maamulka Somaliland.

Xildhibaanka oo saxaafada kula hadlay maanta Magaaladda Garoowe ee Caasimadda Puntland ayaa ugu baaqay beesha dhulbaahnte inay ilaashadan sharaftooda iyo midnimadooda ,isago sheegay in ay iska ilaaliyaan in la kala qaybiyo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com