Guddiga difaaca Puntland ayaa ku dhawaaqay in Somaliland xabad looga saari doono gobolka ,kaddib markii Ciidamada Maamulkaasi ay dad rayid ah ku dhaawaceen Laascaanood .
Ciidamadda Maamulka Somaliland ayaa maanta Magaaladda Laascanood ku layaay dad shacab ah kuwaas oo qaar la xir xiray qaar kalena la dhawaacay ,iyado dowladda Puntland ay ka carootay falkaas Foosha xun.
Wariye Axmed sheekeye ayaa Warbixintan Garoowe kaso diray
COMMENTS
DADKA MAALIN KASTA LA LEEYNAYO SABAB LA AAN,WAXAY U BAAHANYIHIIN
IN LOO TALIYO, HADAL WAXMATARO aan
Ficil LAHAYN, please madaxa kor haloo qaado 5 ta saldhig EE pmka ah yaanay idin absi Eglin, waqti
AAD u badan baa idinku socda.