Qarax kadhacay magaalada Muqdisho oo khasaare dhaliyay

Qarax kadhacay magaalada Muqdisho oo khasaare dhaliyay

Hal askari oo katirsan ciidamada xaslinta ammaanka ee magaalada Muqdisho ayaa geeriyooday, laba kalena dhaawac ayaa kasoo gaaray qarax kadhacay xalay degmada Dayniille ee gobolka Banaadir.

Dadka deegaanka ayaa ku waramaya qaraxa in la geliyay darbi ku yaalla xaafad ku yaala degmada Dayniille ee magaalada Muqdisho.

Ciidamada ammaanka ayaa wada baaritaano kusaabsan qaraxa, mana cadda inay gacanta kusoo dhigeen kooxihii ka dambeeyey iyo in kalle.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com