Maamulka gobolka Banaadir ee Dowladda Faderaalka Soomaaliya ayaa ku eedeeyey waxqabad iyo inay xerada Xalane ee magaalada Muqdisho soo dhaafin diblumaasiyiinta Beesha Caalamka ee jooga Muqdisho.
Guddoomiye Yariisow ayaa sheegay diblumaasiyiintan inay markoodii hore ay dalka u yimaadeen maysar la xiriira imaatinka Turkiga ee Soomaaliya oo mashaariicyo waawayn ka wada Muqdisho, iyo safaarad ugu wayn ee caalamka oo uu ka samaystay Muqdisho.
Hoos kadhegayso
COMMENTS
I hate the word ‘beesha caalamka’. This people came to our land to loothe and kill and you call them ‘Beesha Caalamka’?!
BRO hadii Adan WAX KA ogayn xun iyo san waxa ay samaynayaan kacayri wadanka, adiga. farmajo,
Khayre, madiidaysaa in aad gacansaar laleedihiin nimankaa
Loo badinayo in ay wadanka dhacayaan.