Dibadbaxyo kadhacay Garoowe (sawiro)

Dibadbaxyo kadhacay Garoowe (sawiro)

Dibadbaxyo waawayn ayaa kadhacay magaalada Garoowe ee caasumadda Puntland, waxaana dibadbaxa uu qayb ka yahay dibadbaxyo kasocda magaalooyinka Puntland oo lagu diidanyahay duulaanka maamulka Somaliland iyo dhibaatooyinka ka jira magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay barxadda Garoowe oo ku dhawaaqayo erayo ay uga soo horjeedaan weerarkii Somaliland ay kusoo qaaday deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

QM ayaa ku guul daraysatay dhexdhexaadin ay ka waday Puntland iyo Somaliland oo kusaabsan joojinta dagaalkan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 1
  • NUURKANEDERLAND 6 years ago

    NUURKA.
    POLITICAL ANALYST.
    GAAS UJEEDADIISU WAA IN DOORASHADA DIB LOO DHIGO
    SIDAA DARTED WAA IN UU DAGAAL RIDO SIIBA MARKAY DOORASHADA KA HARTO 1-3 BILOOD.
    FAHAMTU WALAA LAA!?.
    HAKU DHICIN SALAAMADA
    QAAR LAGU SIIBTAA JIRA!.

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com