Mustafe Martin, Madaxweynaha Somaliland United: “Waxaa I doortay dad xilkas ah oo ku abtirsada Somaliland”

Mustafe Martin, Madaxweynaha Somaliland United: “Waxaa I doortay dad xilkas ah oo ku abtirsada Somaliland”

Mustafe Maxamed Martin oo ah mucaaridkii ugu horeeyey ee ku baaqa kahorimaad xukuumadda Somaliland ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta asaga oo ku sugan magaalada Garoowe waxa uu wareysigiisii ugu horreeyey gudaha dalka la yeeshay Radio Daljir.

Mudane Martin oo muujiyey sida ay ugu go’antahay isbaddal degdeg ah oo ka taabbagala Somaliland, ayaa is-hubeyn iyo ciidan qoris ka hormariyey shacbiga oo runta loo sheego, ogaadana danta dadka Soomaaliyeed iyo fahamka in wadajir uu mar kasta yahay mowqifka keena midnimo iyo hormar umadeed.

Mudane Mustafe Maxamed Martin waxaa wareystay Wariye Xasan Heykal.

Hoos ka dhegayso.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com