Aqoonyahanadda Somaliyeed oo ka hadlay Arragtidooda Heshiiskii DFS iyo Etoobiya (dhegayso)

Aqoonyahanadda Somaliyeed oo ka hadlay Arragtidooda Heshiiskii DFS iyo Etoobiya (dhegayso)

Dhawaan somalia iyo Ethiopia waxay kala saxiixdeen Heshiis iskaashi oo ku saleysan dhinacyada siyaasada, Amniga dhaqaalaha iyo in la isku furo xuduudaha labada dal heshiiskaasoo dad badan ay soo dhaweeyeen ayna ku tilmaameen inuu muhiimad wayn uleeyahay wadanka, iyadoo qaarkale oo bulshada kamid ahna ay ka walaaceen arintaas gaar ahaan qodobadaba maalgashiga qaar kamid ah dekadaha somalia.

Hadaba heshiiskaan muxuu faa’ido oo uleeyahay dalka, somalise xilligan mala maalgashan karaa, su’aalahaas iyo kuwa kale waxaan weydiinay Prof Maxamed xasan doob oo kamid ah aqoonyahanada somaliyed ee ku sugan magaalada muqdisho.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com