Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo Fariin u diray shacabka Muqdisho

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo Fariin u diray shacabka Muqdisho

Gudoomiyaha Maxkamadda Sare Ee Dalka ayaa ugu baaqay shacabka soomaliyeed inay ka shaqeeyaan Amniga ‘ Horumarka iyo Midnimada Dalka.

baashe yuusuf Axmad Gudoomiyaha Maxkamada sare oo ka hadlayay qudbadii jimcaha ka dib Masaajid Al-shuhadaa ee Madaxtooyada Qaranka ayaa sheegay in Amniga iyo cadaaladda ay saldhig uyahiin jiritaan Qaranimada Soomaaliyeed, isagoo intaa ku daray inay tahay Masuuliyad wadareed ubaahan in Madax iyo shacabka ay si Wadajir uga shaqeeyaan.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com