Sariflayaasha Muqdisho oo ka hadlay daabacada Lacagta Cusub ee shiling Somaaliga (dhegayso)

Sariflayaasha Muqdisho oo ka hadlay daabacada Lacagta Cusub ee shiling Somaaliga (dhegayso)

Xili Dhawaan markii Gudoomiyaha bank-ga dhexe ee somaliya uu shaaciyey in la soo daabici doono lacag cusub ayaa waxaa maanta arintaasi si weyn kaga hadlay sariflayasha magaalada muqdish.

qaar ka mid ah sariflayashasi oo nala hadlay ayaa shaaciyey in dowlada somaliya looga baahnaa in latashi ay kala sameyso sariflayasha maadama haatan lacagta shilinka somaliga ee sii dabar go’ayso ay iyaga gacanta ku haayaan .

Faafaahinta warbixin tani muqdisho waxaa ka soo dray C/raxmaan Maxamed Cabdi waaberi

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com