Caawa iyo Daljir_Axad Dec 23, -2012, Cabdifataax Cumar Geeddi ‘_ Hargeysa.

Baaqyo lagu dalbanayo siidaynta Nabdoon Yaasiin Cabdisamed oo laga soo saaray Garoowe iyo Galkacyo, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Puntland oo difaacey xariga Nabdoonadda lagu xiray Garoowe, Aqoonyahano iyo Waxgarad ka digey Khilaaf ka aloosma Puntland, iyo Golaha deegaanka Hargeysa oo doortay Duqa degmada Hargeysa.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com