Puntland: Xoolo dhaqato isku badalay barakacayaal (dhegayso)

Puntland: Xoolo dhaqato isku badalay barakacayaal (dhegayso)

Guddoomiyaha Degmada Godob-jiraan Axmed Siciid Maxamed oo la hadlay idaacadda Daljir ayaa warbixiyay saamayntii abaartii uga tagtay bulshada deegaankaasi .
Mudane Axmed Siciid ayaa waxaa uu sheegay in saamayn baaxadle ay uga tagtay degmada abaartii taas oo raadkeedu uu kasii muuqdo deegaanka .
In kabadan 1500 qoys oo ay xooli kaga dhammaadeena abaartii simma ayaa hadda ku nool kaamam barakacayaal oo kuyaal geesaha iyo guddaha magaaladaasi .
Haddaba wariye Axmed Sheekeeye ayuu u warramay .

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com