Caawa iyo Daljir, Axad,Jan 6, Axmed Sh Maxamed Tallman ( Daljir Boosaaso )

Madaxweynihii hore ee Puntland oo la kulmay siyaasiyiin ku sugan Galkacyo, Ahlusuna Waljameeca & Galmudug oo kulan ku yeeshay Koonfurta Galkacyo, Xiisado colaadeed oo ka taagan gobolka Gedo, Wafti ka socda Puntland oo ku sugan Buuhoodle iyo Madaxweynayaasha labada Suudaan oo ku shirsan Khartuum.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com