Horyaalkii gobolka Mudug oo maraya meel wanaagsan iyo Homboboro oo dhulka la dhigay, (Daawo Sawirada).

Gaalkacyo, Jan 14- Waxaa meel wanaagsan maraya tartanka kubadda cagta ee gobolka Mudug kaasoo kooxaha ay dhulka soo bandhigayaan ciyaaro aad u kulkulul.


Ciyaartii maanta ayaa waxaa wada ciyaaray kooxaha Dawlada hoose iyo Homboboro waxaana 2-0 ay guusha ku raacday kooxda dawladda hoose, sidaa oo ay tahayna Homboboro waxaa ay iska qasaarisay lug ku laad ama rigoore hadba saad u taqaan.


Daawo sawirada ciyaartii maanta iyo garoonka Cawaale.

\"\"

\"\"

\"\"

\"\"

?

?

?

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com