Raysal Wasaare Khayre oo booqday dhaawacyada qaraxii shalay

Raysal Wasaare Khayre oo booqday dhaawacyada qaraxii shalay

Raysal wasaaraha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa ku booqday isbitaalada magaalada Muqdisho habeenimadii xalay dhaawacyada qaraxii shalay lagu qaaday wasaaradaha arimaha gudaha iyo ammaanka ee Soomaaliya.

Qaraxyadaasi ayaa waxaa ku geeriyooday dad shacab ah, kuna dhaawacmay iyo askar.

Mudane Khayre ayaa sheegay dhaawacyada culus ee dalka aan waxba looga qaban karin in dalka dibadiisa loo qaadayo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com