Hawlgal lagu xiray 1500 oo ruux oo Muqdisho laga sameeyey, Ururu siyaasadeedka Hor-Cad oo ku baaqa in laga midaysnaado Nabadda iyo horumarka Puntland, Wasiirka Kaluumaysiga Puntland oo kawaramay Socdaal uu kujoogo Buuhoodle, Ururka Suxufiyiinta Soomaaliya oo ku baaqay in lasiidaayo Wariye Muqdisho ku xiran iyo Barakacayaasha Bursaalax oo ka cabanaya nolol xumo haysata.
COMMENTS