Xilidhibaanada Barlamaanka Dowladda Puntland ayaa maanta Kalfadhigoodi caadiga ahaa Su’aalo ku waydiyeey Wasiirka Amniga Puntland ,iyago wax ka waydiyeey Xaaladda Amni ee Puntland iyo sugida Amniga Xuduudaha Puntland.
Wariye Cabdixakiin Xuseen Xasan ayaa Warbixintan Garoowe kaso diray
COMMENTS