Nabadoon lagu caleema saaray Magaaladda Burtinle (dhegayso)

Nabadoon lagu caleema saaray Magaaladda Burtinle (dhegayso)

Magaaladda Burtinle ee gobalka Nugaal waxaa maanta lagu caleemasaray Nabadoon Cusub oo lagu magacaabo Jaamac Abshir Cumar,iyado Caleema saarkiisa ay ka qayb galeen Maamulka degmadda iyo Nabadoonadda Magaaladda Burtinle qaar kamid ah.

Qaar kamid ah martidii ka qayb gashay Caleema saarka Nabadoonka ayaa Alle uga baryaay in uu xilkaas u Fududeeyo,iyado ay kula dardaarmeen inuu ka shaqeeyo Cadaaladda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com