Md. Bashiir Axmed Gaala-eri, Guddoomiyaha waxbarashada gobolka Karkaar, ayaa ku taliyey in gabadhaha Soomaaliyeed waxbarashada lagula dadaalo oo la garab-istaago, nooc kasta oo waxbarasho aqooneed.
Hadalkan ayuu Guddoomiyuhu ka jeediyay xaflad arday quraanka dhamaysay oo shahaadooyin lagu guddoonsiiyey magaalada Qardho.
Hoos ka dhegayso.
COMMENTS