Qiimaha shidaalka ee Puntland iyo sarifka doolarka oo aad kor ugu kacay iyo shacabka oo ka hadlay (dhegayso)

Qiimaha shidaalka ee Puntland iyo sarifka doolarka oo aad kor ugu kacay iyo shacabka oo ka hadlay (dhegayso)

Qiimaha shidaalka naaftada ayaa fuustadii gaartay suuqyada shidaalka ee Puntland $150, halka markii hore ay ahayd $130, waxaana sidoo kale uu isbadal ku yimid qiimaha basiinka lagu shubto gaadiidka.

Sare u kacan ayaa saamayn ku yeeshay bulshada qaybaheeda kalle duwan.

Shacabka magaalada Bosaso ayaa ka codsaday dowladda inay wax ka qabato qiimaha cirka isku shareeraya nolosha iyo badeecadaha cuntada ee Puntland.

Arrimahan ayaa imaanaya, iyadoo qiimaha sarifka uu gaaray Puntland heerkii ugu sareeyey abid, oo ah sodon iyo sadex kun oo shilin Soomaali ah, hakii doolar.

Dowladda ayaan ilaa iyo hadda aan samayn wax isbadal ah oo lagu jabinayo nolosha shacabka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com