Muqdisho waxaa kadhacay maanta Weraar Qaraxyo watta iyadoo haatan wararku sheegayan inay dagantahay goobihii ay kadhaceen qaraxyadda.
Laba gaari oo laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa ayaa la sheegay in ay ku qarxeyn meel aan ka fogyen Xarunta Madaxtooyada gaar ahaan meelo u dhow Hotelka SYL iyo Umbulutooriyadda Ceelgaabta Degmada Xamar Jajab.
Wariye Cabdiraxmaan Waaberi ayaa Warbixintan Muqdisho kaso diray
COMMENTS