Waxgaradka Cabudwaaq oo raali galin kabixiyaay hadal gaf ku ahaa Ugaas Taakoy (dhegayso)

Waxgaradka Cabudwaaq oo raali galin kabixiyaay hadal gaf ku ahaa Ugaas Taakoy (dhegayso)

Mid kamid ah Beelaha daga magaalada Caabudwaaq oo la soo xiriiray Radio Daljir ayaa raali galin kabixiyay hadal ay sheegeen in loogu gafey Ugaas Axmed Barre Taakooy iyo Qaar kamid ah Beelaha ay qaaraan wadaag yihiin.

Odoyaashaan ayaa sheegay in Shaqsigii horey ugu gafey Ugaaska iyo Beelaha kale uusan matalin magaca Beesha raali galina ay kabixinayaan gafkaasi.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com