Dilal xalay kadhacay Muqdisho

Dilal xalay kadhacay Muqdisho

Laba qof ayaa siyaabo kalle duwan xalay loogu gaystay dil degmooyinka Yaaqshiid iyo Hodan ee gobolka Banaadir.

Dilka koowaad ayaa kadhacay suuqa wayn ee Suuq bacaad, waxaana loo gaystay nin ganacsade ah.

Dilka labaad ee kadhacay Yaaqshiid ayaa loo gaystay askari katirsan dowladda.

Dilalka ayaa kusoo badanaya magaalada Muqdisho, mana jirto cid loo soo qabtay dilalkii u dambeeyey ee xalay kadhacay.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com