Taliyaha Booliska iyo Danjire Keating oo Gaalkacyo soo gaaray

Taliyaha Booliska iyo Danjire Keating oo Gaalkacyo soo gaaray

Taliyaha ciidamada booliska Soomaaliyeed Bashiir Jaamac Goobe iyo wakiilka QM ee arimaha Soomaaliya ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Masuuliyiinta magaalada ayaa kusoo dhoweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug iyo saraakiisha ciidamada.

Ujeedka ayaa waxaa uu yahay kormeerka ciidamada isku dhafka ee magaalada , kuwaasi oo qayb ka qaatay xasilinta magaalada Gaalkacyo.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com