Wasiirkuxigeenka Wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka bada ee Punntland C/raxmaan Salaad Maxamuud oo Wraysi gaar ah siiyay Radio daljir ayaa ka Warbixiyay dadaalada ay ugujiraan baadigoobka 5 qof oo kaluumaysato ah oo lagu la yahay xeebaha Bari ee Gobolka Garada Fuu gaar ahaan Raas Bina oo ay markii hore ay ka ambabaxeen .
Bada Hindiya ayaa xiligan ah mid kacsan maadaama lagu guda jiro xiligii bad xiranka , waxayna kaluumaysatado ay halis ugaliyaan naftooda si ay udabaraan nolosha qoyskooda maadaama aysan jirin wax shaqo ah oo ay qabtaan xiliga bad xiranka.
COMMENTS