Caawa iyo Daljir, Isniin Feb, 25-2013, Cabdi Xasan Rooble (Awoowe) _Daljir Garoowe.

Dawlada Federal oo wafti u dirtay Kismaayo, & kulan waftigaasi la yeeshay maaamulka KMG ah ee Kismaayo oo fashil kudhamaaday, Puntland oo ka hadashay dad looqabtay dilkii Sh Cabdulqaadir Nuur Faarax, Firxadka Al-shabaab ee koonfurta Soomaaliya oo marin ka dhigtay miyiga Boocame, iyo Somaliland oo dhakhaatiir xoolaha ah u dirtay degmooyinkeeda.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com