Dowladda oo Sharaxaad ka bixisay booqashada madaxwaynaha ee Eriteriya (dhegayso)

Dowladda oo Sharaxaad ka bixisay booqashada madaxwaynaha ee Eriteriya (dhegayso)

Madaxwaynaha Dowladda Faderaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa booqasho ku tagaya magaalada Asmara ee xarunta dalka Eriteriya.

Wasiirka warfaafinta dowladda faderaalka Soomaaliya Daahir Maxamuud Geelle ayaa waxaa uu sheegay booqashadan inay tahay mid sare u qaadi doonto xiriirka diblumaasiyadeed ee Soomaaliya iyo Eriteriya.

Madaxwaynaha ayaa waxaa uu sheegay booqashadiisa inay tahay tii u horaysay uu hogaamiye kasocdo dalka Soomaaliya uu ku tago dalka Eriteriya.

Eriteriya ayaa lagu eedeeyaa inay taageerto kooxda Al-shabaab ee dagaalka kawadda Soomaaliya.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com