Caawa iyo Daljir, Axad, March 3,2013,,Cabdifataax Cumar Geedi ‘(Hargeysa)

R/wasaare Saacid oo maanta hortagay baarlamaanka federaalka, una soo bandhigay waxqabadkii xukuummaddii 100-kii maalmood ee ay jirtay, Afhayeenka Baarlamaanka Prof. Jawaari oo isna xildhibaannada faray in ay degdeg uga muraashaqoodaan xogta R/wasaaruhu soo bandhigay, xaqiiqdeedana laga jawaabo, iyo Madax sarsare oo ka tirsan dawladda federaalka oo lagu wado in ay dhawaan tagaan gobolka Galgaduud iyo ciidanka AMISOM iyo kuwa federaalka oo maanta gaaray gobolka.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com