Caasho Geele Diiriye oo ka hadashay ahmiyada heshiiska Soomaaliya iyo Ereteriya (dhegayso)

Caasho Geele Diiriye oo ka hadashay ahmiyada heshiiska Soomaaliya iyo Ereteriya (dhegayso)

Xilli madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya uu booqday shalay dalka Ereteriya ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay siyaasiyinta Soomaliyeed gaar ahaan kuwa Puntland.

Marwo Caasho Geele Diiriye oo kamid ah aqoonyahanada Puntland ayaa ka hadashay ahmiyadda heshiiska, dhinacyada dhaqaalaha, amniga iyo xasilloonida gobolka oo ay hogaamiyaasha labada dal kala saxiixdeen.

Hoos ka dhegayso.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com