Al-Shabaab oo xalay weeraray Afgooye

Al-Shabaab oo xalay weeraray Afgooye

Dagaalamayaasha Al-shabaab ayaa xalay weeraray degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada hoose.

Wararka ayaa sheegaya ciidamada dowladda inay iska difaaceen weerarkaasi ay soo qaadeen Al-shabaab.

Lama oga khasaaraha kadhashay dagaalka oo socday saacado, iyadoona xaaladdu ay tahay saakay mid degan.

 

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com