Dawlada Federalka & Puntland oo kala saxeexday heshiis ka kooban 7 qodob, Waftigii Ra’isal Wasaare Saacid oo gaarey Galmudug, Wasaarada Maaliyada Soomaaliya oo sheegtay inay samaynayaa lacag cusub oo lagu bedelo shilin Soomaaliga, iyo waxgaradka Galgaduud oo soo dhoweeyey maamul DF u magacowday gobolkaasi.
COMMENTS