Raysal Wasaare Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa maanta gaaray magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar.
Waxaa kusoo dhoweeyey maamulka, issimada Puntland oo shir uu uga socday iyo qaybaha kalle duwan ee bulshada magaalada.
Halkaan kadhegyayso
Hoos kadaawo
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federalka Soomaaliya ayaa si wayn loogu soo dhaweeyey Magaaladda Qardho Soo Jeediye Nasra Bashir Ali.
Posted by Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed on Tuesday, July 31, 2018
COMMENTS