Radio Daljir waxaa uu dhagaystayaashiisa uu la qaybsanayay barnaamijyo taxane ah oo aan ku eegayno Timirta kasoo go’da beeraha Puntland, iyadoo boqolaal kun oo geed timireed oo ku yaala Puntland loo iib geeyo gobolada kalle duwan ee dalka.
Warbixinteenii hore ayaan diiradda kusaarnay timirta kasoo baxda Puntland iyo tan dalka dibadiisa laga keeno farqiga u dhaxeeya.
Qaybta 4aad ee barnaamijkan ayaa diiradda ku saaraynaa timirta Puntland kasoo go’da ma tahay mid dabooli karta baahida timireed ee dalka.
Hoos kadhegayso
COMMENTS