Maamulka degmada Qardho oo burburiyay dhul daaqsimeed ay shacabku deegamaysteen (sawiro)

Maamulka degmada Qardho oo burburiyay dhul daaqsimeed ay shacabku deegamaysteen (sawiro)

Maamulka degmada Qardho ayaa ku guulaystay inuu ka hortago dhulka xoolo daaqsimeedka oo ay soo badnayaan dadka deegaamaynaya ama u asteeya calaamadaha bogcadaha banaan ee la leeyahay, waxaana maamulka uu burburiyay maanta dhul daaqsimeed ay dad shacab ah calaamadaysteen oo ay doonayeen inay mustaqbalka dhow ay guryo ka samaystaan.

Hoos kadhegayso duqa magaalada Qardho Cabdi Siciid Cismaan oo ka hadlaya

 

COMMENTS

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com