Hooyo Farxiyo Maxamed Cabdi oo kamid ah dadka dan yarta ah ee ku nool kaamamka barakacayaasha ah ee ku yaala Duleedka bari ee magaalada Bosaaso oo maanta inagu soo booqatay radio daljir xaruntiisa magaalada Bosaaso ayaa kawar bixisay daruufaha adag ee nololeed ee qoyskeeda haysta.
Waxa ay daljir usheegtay in iyada iyo 5 caruur ah oo ay dhashay aysan haysan meel ay ku hoydaan iyo waxa ay cunaan ,kadib markii sida ay sheegtay dab la qabad siiyay gurigii ay ka daganeed kaam kaasi.
Ma ayasan sheegin cida gubtay hoygeeda iyo sababta ka dambaysayba .
Wariye Xasan heykal ayaa warbixinta ka diyaariyay .
Halkan ka dhagayso.
COMMENTS